Pages

Wednesday, July 24, 2019

Shirkadda Google ayaa sheegtay in ay wanaajineyso ammaanka telefoonnada adeegsada Android.

Ku dhawaad 10 milyan oo ah telefoonnada gacanta ee adeegsada barnaamijka Android, ayaa waxaa saameeyay barnaamij lagu jabsanayo, kaasoo wax u dhimay macluumaadka dadka wata telefoonnadaasi.
Barnaamijka oo si qarsoodi ah telefoonnada Android ugu shuba adeegyo iyo xayeysiinno, isla markaana basaasa baraha internet-ka ee uu qofka booqdo, ayaa waxaa bishiiba ay dadka samaystay ka faa’iidaan lacag dhan ilaa 300,000 oo dollar.
Inta badan telefoonnada uu saameeyay barnaamijkan jabsiga ah ayaa waxaa laga leeyahay dalka Shiinaha.
Shirkadda Google ee iska leh Android, ayaa sheegtay in ay wanaajineyso ammaanka telefoonnada gacanta, si ay wax uga qabto barnaamijkaasi khatarta ah.

__________
Comment Like Share 
____________________
RPH67

Jalmad shaah ah iyo bakeeriyo deyn ah ayaan ku billaabay maantana waxaan leeyahay hanti badan"

Hooyo Xaliima-sacda Macallin Cabdinuur, waa haweeney Soomaali ah oo meherad ganacsi ku leh magaalada Qabridahare ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya, waxayna soo martay marxalado kala duwan, walina way sii wadaa howsheeda.
Meheraddeeda waxaa laga cabaa shaaha iyo cabitaannada kaleba, waxayna dhaqaalaha kasoo xarooda ku maareysaa qoyskeeda baaxadda leh iyo ehellada la noolba.
Ganacsigeedu hadda wuu ballaaran yahay, laakiin ma aha mid si fudud ay dhidibbada ugu aastay.
Waxay laanta Afsoomaaliya ee BBC-da uga warrantay sheekada cajiibka ah ee ku saabsan halkii ay markii ugu horreysay ka billowday ganacsigeeda aysanna dad badan ku dhiirranin, ayna adagtahay in laga macaasho.11 sano kahor, ganacsigan waxaan ka billaabay shaah karin, markaasna waxaan heystay 7 carruur ah, falaasyada, gambadhada iyo bakeeriyaashaba waan soo amaahday, maalinkaan shaqada billaabayay, waxaanadagay meel kiro ah", ayey tiri Xaliima-Sacdayadoo sheekadeeda sii wadata ayey sharraxday wixii u qabsoomay 11 sano ka dib.
"Hadda dadka ay noloshooda igu tiirsan tahay waxay marayaan 20 ruux, qaar anigaa dhalay qaarna iyagaa sii dhalay, kuwo kalena waa ehelka xaafadeyda ku nool ee wax barta, wax walba oo ku baxa dadkaas waxaan ka maareeyaa meheradeyda".
"Intaas waa biilka reerka, waxaa kale oo aan ganacsigan ka dhistay guryo shan qol ah, illaa iyo haddana ganacsiga halkiisii ayaan kasii wadayaa. Shaahii baan kariyaa cabitaanno kalena waan ku dhex wadaa, lacagta aan isticmaalo mooyee inta kale waxaan kusii galaa hagbad, si aan ugu fuliyo howlaheyga kale".

Tuesday, July 23, 2019

Download For Free mobile frame

Download free On This Website
CJ Media


Subscribe to this channel 

Waiye Aan Gacmahiisa Dhaqan Mudo 10sano

Wariye ka tirsan talifishinka
(FOX NEWS)ee dalka mareeynkanka
Ee lagu magacaabo Pète Hegseth
Ayaa xilli uu barnaamij tabiyay sheegay
In muddo toban sano dhab ah aanu gacmihiisa dhaqan > Jeermiskuna una Aheen wax dhab ah
Pete Oo ka hadlayay barnaamij Fox And Friends  Ayaa Ku sheegay In Noolaha Aragtada ah anu wax jira ahayn
Maadaama aan si caadi ah loo arkayn
Waan iska talaala Jeermiskan ayuu sheegay Wariyahan Wax kusoo bartay Jaamacadaha Caanka ah Ee Hardvard And Priciton

Xarunta ka Hortagga Iyo Xakamaynta Cudurada ayaa sheegtay in Gacmaha oo si jpogta ah loo dhaqo
Ay tahay Qaabka ugu wngsn ee lagula dagaalami karo Jeermiska.

________
By CJ Media

Imtixaankeygii ayaan dib ugu laabtay 30 daqiiqo kadib markii aan Umulay!

Ardayad 18sano jir  ah oo Isbitaalka loola cararay ayadoo markaas imtixaan kujirtay waxay tiri (waxaa iga go.nayd inaan dhameesto imtixaankeeyga oo shahaado Qaato)
Talaadadii ayay ka Qeeyb gashay imtixaanka ee lagu qadayay Dugsi kuyaalo magalada Mamau We dalka Guina 

Waxay wakaalada wararka AFP u sheegtay (Calool Xanuun Inay Dareentay Habeenkii Isniinta
Balsè Ma Filayn Inaan Umuli Doono

___________
AFP @CJ Media

______________
Editiable Free

_______________
◇ware
>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>

MY INTERESTING IS SOFTWARE ENGINEERING

Software Is A branch Of Computer
Science >
You Can Learn it
  
   This program is my Interesting 
    Level Of My Future

      Plz If You Need Any information
About it Join me now Whatsapp 
Or Talk With Me On This Website 
>Comment<
       

    >45.90○ IP 67.98./ TYP CJ_


CJ media